عربي
Soomaali
Duruus Maqal ah
Maqal iyo Muuqaal
Muxaadarooyin Maqal ah
Maqal iyo Muuqaal
Main Menu
Taariikhda Sheekha
Wararka Sheekha
Maqaallo
Muxaadarooyin
Khudbadaha Jimcaha
Fatwooyin iyo La talin
La Xidhiidh Sheekha
Baraha Bulshada
Maxaa Cusub?
booska culimadu ay kuleeyihiin islaamka iyo in la iska ilaaliyo ku xadgudu
dr.faysal oo ka qayb galay shirweynaha qaran ee t/sare
dr.faysal oo wareejiyay xilkii guddoomiyanimo ee jaamacadda an-najaax
ARKAANTA ISLAAMKA IYO MACNAHOODA Qaybta1
0
Sunday October 30, 2016 - 09:25:21 in
Maqaallo
by
Visits:
910
(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
0
0
Share via Social Media
ARKAANTA ISLAAMKA IYO MACNAHOODA Qaybta1
Share
Islaamku waa: in ilaahay laysu dhiibo tiiyoo laqiraayo waxa loo yaqaano (التوحيد) oo macnihiisu yahay, inaad rumayso allaah inuu la kali yooban abuurka iyo maakulka kawnka, inuu kaligii mudanyahay cibaadada cidna aan lagu lamaanayn, iyo in larumeeyo magacyada rabbi iyo tilmaamihiisa dhamayska tiran.
Qeexidaas quud waxa lagasoo dheegtaa ama lagasoo dhambalaa odhaahda ha "islaamku waa nidaam nololeed koobsanaya caqiidada iyo cibaad
ada,dhaqanka iyo dhaqaalaha, waa maamul iyo cadaalad, badhaadhe aduun iyo badbaadado aakhiro”.
Aynu isdul-taagno aayadan soo socota:
(قل إن صلاتي ونسكي ومحياي ومماتي لله رب العالمين)
Waxaad tidhaahdaa nabi muxamadow )scws) salaadayda iyo gawracayga, noloshayda iyo dhimashadayda intaba waxa iska leh ilaahay,
Hadaba erayga (صلاتي) wuxuu astaan u yahay cibaado dhamaanteed. Sidoo kale erayga (نسكي) wuxuu u taaganyahay caqiido oo idil. Halka erayga (محياي) uu astaan u yahay geedi socodka nolosha oo dhan, haday tahay dhaqan, dhaqaale, siyaasad, maamul, iyo cadaaladba,
Isla markaana erayga (مماتي ) wuxuu baraarujinayaa in islaamnimo lagu dhinto, sida ay xoojinayaan labadan aayadood ee hoos ku xusan:
(واعبد ربك حتي يأتيك اليقين) سورة الحجر
ولا تموتن إلا وأنتم مسلمون ) سورة )
Aayadahan waxaan kala soo baxnay eray bixinteena ah (islaamku waa nidaam nololeed oo koobsanaya caqiidada iyo cibaadada,dhaqanka iyo dhaqaalaha, waa maamul iyo cadaalad…)
Qormada tan xigta ayaan u gudbi doonaa faahfaahin iyo qeexid waafi ah, waa haddi Rabbi ogolaado.
W/Q: Dr khadar Jaamac
No Comments yet...
Print
Send to your friend
Leave a comment
Name:
Email:
Website:
Security Code:
Comment:
ARKAANTA ISLAAMKA IYO MACNAHOODA Qaybta1