عربي Soomaali
Baraha Bulshada

Dr faysal oo ka qayb galey Macradka Jaamacaddaha Somaliland

0
Monday August 01, 2016 - 16:58:02 in Wararka Sheekha by
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dr faysal oo ka qayb galey Macradka Jaamacaddaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sh Dr Faysal Max`ed Cali ayaa ka qayb galey Bandhiga loo qabtay Jaamacadaha Somaliland kaas oo ay soo qabanqaabisey Wasaaradda Waxbarashada ,Jaamacadda Alnajaax ayaa halkaas ku Soo bandhigtay Wacdaro la yaab leh , ka dibna Meesha waxa Kalmad qiimo badan ka soo jeediyey Gudoomiyaha Jaamacadda Sh Dr Faysal taas oo ku saabsaneed Taariikhda Ururada Islaamiga ah Ee Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip