عربي Soomaali
Baraha Bulshada

Heshiis dhex maray Jaamacadda Alnajaax iyo Markazka Imaamu Shaafici

0
Monday June 13, 2016 - 20:41:14 in Wararka Sheekha by
  • Visits: 681
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiis dhex maray Jaamacadda Alnajaax iyo Markazka Imaamu Shaafici

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Habaynkii khamiista ee Bisha barakaysaan ee Ramadaan ahayd 4/1437 ayaa Hotelka Tawakal Ee Magaalaada Burco ay ku kala saxeexdeen labada dhinac ee kala ah:
1- Jaamacadda AL-Najaax iyo 2-Markazka Imaamu shaafici Heshiis Istiraatiji ah, iyada oo halkaa uu ku matalayay Jaamcadda Guddoomiyaha Jaamacadda Sh Dr Faysal Maxamad Cali, Markazkana uu matalayay Maamulaha Markazka Sh yuusuf Maxmuud Diirye.
Heshiiskaas oo u dhigan sida soo socota:
1- Markaza Imaamu Shaafici waxa uu hoos imaan doonaa Jaamacadda Dhanka wax barashada.


2- Jaamacaddu waxa ay wax ku yeelan doontaa Soo xulista Macallimiinta Markazka iyo Tayayntooda.
3- Waxa ay Jaamacaddu qaadi doontaa Itixaannada Markazka.
4- Heshiiskan waxa uu hirgali doonaa Taariikhdaa la kala saxeexday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip